Author Archives: shakra

Xukuumadda Dowladda FKMG “Dhalinyaro kasoo Goosatay Meleeshiyaadka Shabaab ayaa nagu soo Biiray Dagaaladii Mugadisho kadib”

Mugadisho/Bartamaha:Xukuumadd a Dowladda FKMG Soomaaliya aya shaacisay in Dhalain yaro ka tirsanaa Meleeshiyaadka Shabaab aya isku soo dhiibay dowladda FKMG Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda KMG Sheekh C/risaaq Qeeloow ayaa sheegay in Dhalinyarada kasoo goosatay Kooxda AL-Shabaab ayaa go’doomiyay Dagaaladii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shabaabka oo Dhaqaalo u arurinaya Shaacbka ku dhibaateesan Hiiraan

Hiiraan/Bartamaha: Gudiga gurmadka abaaraha ee Maamulka Xarakada Al-Shabaab ayaa ka wada dadaalo ku sabsan sidii wax loogu qaban lahaa dadka dhibaataysan ee ku dhaqan gudaha gobalka Hiiraan. Saraakiil ka tisran Al-Shabaab ayaa waxay magacaabeen Xubno u qaabilsan Gudiga Abaaraha si … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka Ahlusunna Oo Xirtay Goobihii Waxbarasho Ee Degmada Caabud Waaq

Caabud waaq/Bartamaha: Wararka ka imaanaya Degmada Cabud Waaq Ee Gobolak Glagaduud ayaa tibaaxaya in dhamaan Goobihii Waxbasrahada Ee Maanta Albabada u xiren Mamulka Ahlusuna Waljameeca oo halkaasi ka taliya. Mwaxbarashada maamulka Ahlu Sunna Waljameeca  Sheekh Xasan ayaa ka warbixiyay sababta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

After helicopters robotic arm tries to cool nuclear reactor

Fukushima, Japan: A 50-metre-long robotic arm sprayed water on a dangerously hot spent fuel pool as workers at Japan’s crippled nuclear plant rushed to hook up power lines to all six reactors. The specialised arm was brought in on Tuesday … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

The four New York Times journalists released after six days in detention in Libya have been telling of their ordeal.

Reporter Anthony Shadid, who is the paper’s Beirut bureau chief, wrote a joint piece for his newspaper along with photographers Lynsey Addario and Tyler Hicks, and videographer Stephen Farrell. After being captured by forces loyal to Colonel Gaddafi at a … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Denial Alves oo Baaqi kusii ahaan doono Barcelona Untill 2015

Daafaca Kooxda Barcelona Daniel Alves ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo baaqi kusii ahaan karo Garoonka Cam Nue Stadium Ee ku Ciyaarto Kooxda Lagu xanto Madaalayaasha Ee Barcelona. Daniel Alves oo dhawaanaahan mugdi ku jiray mustabalkisia joogitaanka Kooxda Cataloniya  … read more »

Posted in Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Sheekh Shariif Oo Shacabka ka codsaday inay Taageeraan Dagaalada ay Dowladda Dalka kaga saarayso Shabaabka

Mugadisho/www.Bartamaha.com: Madaxweynaha Dowladda FKMG Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekkh Axmed ayaa markale Shacabka ka codsaday inay taageraan Dagaalada Ee Dowladad ku sifeeneeyso Mucaardaka Dowaldda Ee Al-Ashabaab. Mudane Sheekh Shariif ayaa booqday aagga dagaalka shalay ku dhexmaray Cidmada Dowladda FKMG Somaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Oo Shaacisay in Ciidamo ka tirsan Meleeshiyaadka Shabaab Ee isku soo dhiibeen

Ceelwaaq/Bartamaha: Saraakiisha dowladda FKMG Soomaaliya Ee degmada Celwaaq Ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Meleeshiyaadka Shabaab ayaa isku soo dhiiibeen Dowladda FKMG Soomaaliya. Taliyaha dowladda FMG Soomaaliya degmada Ceel-waaq ee goblka Gedo Warfaa Sheekh Aadan ayaa sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Several African Leaders Criticize Air Attacks in Libya

South African President Jacob Zuma has warned that the Western-led bombings of Libyan military installations must not target civilians. Zuma was one of several African leaders who criticized the bombings, which were meant to establish a no-fly zone in. South … read more »

Posted in Latest Somali News | 1 Comment

EU: Insecurity in Somalia threat for global security

The European Union (EU) on Monday expressed a deep concern over the political, security and humanitarian situations in Somalia, including the increasing number of displaced Somalis. Meeting in Brussels, the EU’s Council of Foreign affairs said in a statement that … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Dowladda KMG Oo soo bandhigtay Meydadka Kooxda Al-shabaab Dagaladii Mugadisho ka dhacay

Mugadisho/Bartamaha:Dowladda KMG Somaaliya ayaa maanta soo badndhgtay Maydadka Kooxda Al-shabaab kadib dagaalo xoogan oo ku dhexmaray Magaalada Mugadisho iyadoo qasraaha Dagaalka uu geysaty uu sii kordhaya Saacadba saacadda ka danbeeyso. Saraakiisha Ciidamada Dowladda FKMG ayaa booqday aaga dagaalka ka dhacay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Deg Deg: Dagaalo ka Bilaawday Mugadisho iyo Shacabka Oo ka Barakacayo Degmada Dhoobley

Dagaalo Xoogana oo u dhaxeya Kooxda Mucaaradka ku ah Dowladda iyo Ciidamada Dowladda oo garab buuxda ka helaya Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Dalka Soomaaliya Ee AMISOM ayuu ku dhexmarayaa Degmoyinka Mugadisho Ee Gobolka Benadir. Madaafiic xoogan ayaa ku soo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AC Milan Oo Albaabada u furtay Mario Bolotelli

Milano:BalotelliKooxda Kubadda Cagta Ee AC Milan ayaa albaabada u furtay Weeraryahaanka jecel inuu mar walba xirto Funaanadad AC Milan Ee Mario Balotelli’. Madaxda ugu sarayso Kooxda Milan ayaa u fasaxday in Boleteli uu kusoo biiri karo Garoonka Sansirio Stadium xilli … read more »

Posted in Sports, Wararka Maanta | 2 Comments

Gen Yuusf Maxa’ed Siyaad (Indhacadde) Oo Cali Dheere ku Tilmaamay inuu ka tirsanyahay Al-shabaab iyo Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo Ka Jawaabay

Mugadisho,www.Bartamaha.com: Gen Yuusf Maxa’ed Siyaad (Indhacadde) ayaa sheegay in Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad Cali Dheere uu ka tirsan yahay Kooxda Mucaardaka ku ah Dowladda Ee Al Shabaab. Gen Yusuf Indhacade oo ah sarkaal ka tirsan dowladda FKMG … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda FKMG oo balan qaady in wax ka qaban doonaan Ciidmada Dhibaatada u geysta Shacabka

Mugadisho/Bartamaha:Saraakiisha Dowladda FKMG Soomaaliya ayaa markale ku celisay inay wax ka qaban doonaan Ciidamada dowlada kuwa dhibaatada Shacabka u geysta. Wararka kasoo baxaya  Gudiga amniga baarlamaanka dowladda KMG ayaa balan qaaday in ciqaab adag ay marsiin doonaan Askarigii lagu arkaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Nabadoon Xuseen Cali Dude oo Kooxo Hubeesan Ku Toogteen Gobolka Mudug

Mudug/Bartamaha: Kooxo Hubeysan aya Xalay Toogtay Allaha  unaxariistee  Nabadoon Xuseen Cali Dude oo ku suganaa Gobolka Mudug Ee Xarunta Kaalkacyo. Warar hoose Ee heshay www.Bartamaha.com ayaa tibaaxaya in Nabdoonka ay toogteen Kooxo Hubeysan aan heebteoda laga granayn xilli nabdoonakauu kaso … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaano ka tirsan Dowladda FKMG Oo Ku Baaqay in la tirtiro Qodobka Awood Qebsiga Ee 4.5-ka

Mugadisho/Bartamaha: Xildhibaano ka tirsan  Dowladda FKMG Soomaaliya ayaa shalay kulan ku qaatay Magaalaad Muagdisho ku baaqeyn in wax laga badalo Awodo Qeybsiga Doaldad FKMG Soomaalia Ee 4.5. Mudanayaashii Kulankan ku qabtay Magaalada Muagdisho waxa ka mid ahaa Xildhibaan  Cali Aadan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada FKMG Soomaaliya “ Mucaaradka 3-Bilood ayaa Dalka ugu saaraynaa”

Mugadisho/Bartamaha:Ra’iisul wasaaraha Xukuumada FKMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa balan qaaday in Sadax Bilood gudahooda ay ku ciribtirayaan Kooxaha diidan Dowladda FKMG Soomaaliya isagoo wacad ku maray in Sadaxdaasi bilood ay kaga saarayaan Shabaabka dhamaan dalka Soomaaliya.. “90-Maalmood ayaa u … read more »

Posted in Wararka Maanta | 1 Comment

National Immunization Days keep Somalia polio-free

Four years since last recording polio, vaccination campaign sets out to reach over 1.8 million children across the country. NAIROBI, Kenya, 20 March 2011 – On the eve of celebrating four years without polio in Somalia, the country kicks off … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Official:Somalia clashes kill 12

MOGADISHU — Fierce fighting Sunday between Somali government troops and Al Qaeda-linked Shebab rebels killed at least 12 people, many of them combatants, officials and witnesses said. The government forces attempted to drive their rivals from Dhobley, a town near … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment