Video

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay in saddexdii qof oo Soomaali ah uu midkood waalan yahay

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in saddexdii qof oo Soomaali ah uu midkood waalan yahay ama uu qabo cudurka Dhimirka (Waalida).

Zaynab Axmed Nuur oo ah Agaasimaha Waaxda Dhimirka Wasaaradda Caafimaadka oo ka hadlaysa Daawo.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top