Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in saddexdii qof oo Soomaali ah uu midkood waalan yahay ama uu qabo cudurka Dhimirka (Waalida).
Zaynab Axmed Nuur oo ah Agaasimaha Waaxda Dhimirka Wasaaradda Caafimaadka oo ka hadlaysa Daawo.