Calendar

Muhiimadeena waa in aan Ku Guuleysanaa Koobabka Scudetto iyo Uefa Champions League”

m3lawBartamaha/Sports: Xidigga qadka dhexe ugu Ciyaaro Kooxda Inter Ee Thiago Motta ayaa sheegay in Inter ay ku dadaalayso inay hanato Koobka Horyaalka Talyaaniga Ee Scudetto iyo Koobka Uefa Champons League.

“Waxii ka dhacay Garoonka Allianz Arena Kulankii Uefa Champons League waxay na tusaysaa inaa u u halagmi karno Labada Koob ee noogu muhiimsa Sanadkaani” ayuu yiri Motta.

Thiago Motta ayaa qeyb ka ahaa Kulankii Kooxda Inter Ee Wareega 16-kii  kusoo garaacday Kooxda Bayren Muncih ayu waxuu ku faanay in Inter ay galayso nmarxalad cusub.

“Dadka badan wee Eedeeyaan Macalinkeena Leonardo, laakin sidaa ma ahana xaalka Waa Macalin Nasiib iyo qibrad leh, inkastoo uusan Maaclin soo ahaeyn waayo badana hadana waa ku faraxsanahay” ayuu Motta u sheegay Goal.com.

“Waa wax cajab galiyay dhamaan Kubadad Cagta Talyaaniga markaan garaacnay Kooxda Bayren Munich oo naga raja fiicneed, laakin taasi miyeesan ku tusayn inaan hanan karno Horyaala Seria-A-da Talyaaniga?” Thiago Motto Said.

Ciyaaryahaankani Motto ayaa ka mid ah Xidiagha ay ku duusha Kooxda Inter isagoo ka hadlayay Kooxda Reer Germany oo lagu Aday Wareegga 8-da Koobka Uefa Cahmpiosn League ayaa yiri,

“Waa isku mid Sanadkii hore iyo kan, dabcan waxaa ka fakiraynaa inaa gaarno Semi Finalka markaan la ciyaarno Kooxda nalagu aadiyay Ee Schalke 04″

“Sidoo kale waxaa doonaynaa inaa ku guulesyano Scudetto Talyaaniga laga ciyaaro, taasina waxaa noo suuura galin karto oo qura anaga oo garaacno Kulanka adag aan la ciyaareeno Kooxda AC Milan oo dhibco yar hogaanka nooga hayso” ayaa laag soo xigtay Thuago Motta mar uu waraysi qaas ah siinayay Goal.com

Thiago Motta ayaa qeyb ka ah Ciyartooyda uu magacaabay Macalinka Talyaaniga horkaco Ee Barandelli isagoo ka hadlaya sida uu ugu faraxsanayahy inuu xirto Maaliyadda Xulka Talyaaniaga ayaa waxuu yriri.

“Kulanka AC Milan aan la ciyaareeno ka hor Ciyaaryahan walba waxuu ku mashquulsanyahay Ciyaarista Xulalkooda, anigana aad baa ugu faraxsanahay inaa xirto Maaliyadda Talyaaniga Ee Azzurri, waa wax cajiib ii ah aniga iyo qoyskayga”

C/Qadar Shakra
Bartamaha/ Ciyaaraha

Comments

comments

Category : Sports, Wararka Maanta.
« »

Comment: