Calendar

Gudoomihaya Gobolka Sh/ Dhexe oo sheegay in ay amaantahay Magaalada Jowhar

Godoomiyaha Gobolka Shabeelada Dhexe Cabdi Jiinow ayaa sheegay maanta In ay sugeyn Amaaka Guud ahaan Magaaladda Jowhar ee Xarunta Gobolaka Shabeelada dhexe .

ayadoo tan iyo markii ay qabsadeen magaaladda Ciidamada Dowladda Fedraalka Soomaaliya ay kusoo Badanayeen Falal amaan daro iyo dhac.

Shacabka Ku dhaqan Magaaladda ayaa maalmihii Lasoo dhaafay ka cabanaye Dhac ay u geestaan Habeenadii kooxo Burcad ah oo aan lagaraneenin meesha ay ka imaadeen hase yeeshee Gudoomiyaha ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin Falalkaas islamarkaana cidii lagu soo qabtaa la horkeeni doono Maxkamad Si loo marsiiyo Ciqaabta oo muteystay.

 

Sikastaba ha ahaatee hadalka gudoomiyaha ayaa waxa uu kusoo aadayaa ayadoo Dabyaaqadii sanadkii aan kasoo gudubnay ee 2012 ay Si toos ah ee ula wareegeen Ciidamada Iskaashanayo ee Amison Iyo Kuwa Qaranka Soomaaliya.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: