Calendar

Denmark oo iska dhalisay Gool iyadoo la ciyaaraysay Holland (VIDEO)

simon-poulsenBartamaha — Ciyaartii Denmark & Holland ayaa waxaa ka dhacday khalad u keenay dalka Denmark inay gool iska dhaliyaan.

Ciyaaryahanka Denmark Simon Paulsen ayaa isagoo difaacaya goosha dalkiisa si khalad ah madaxa gadaal ugu celiyay banooniga, taasoo sababtay in gool uu ka dhasho Denmark.

Ciyaartani waxay ku dhamaatay 2 – 0 .

Daawo goolkii ay Denmark iska dhaliyeen.

Comments

comments

Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: