Calendar

Daawo Sawirada Xafladii Somali Football Festival UK 2010

SDC14594Bartamaha (London):- Xaflad balaaran ayaa loo qabtay soo afjarida Koobkii la dhexdhigay Kooxaha Somali Football Festival UK 2010.

Waxaa lagu qabtey xaafada Waqooyiga magaalada London xaflad lagu xiriyay cayaaraha Somali Football Festival UK 2010 oo ay soo qabanqaabiyeen ururka ay isku bahaysteen ciyaartooydii hore dalkeena Soomaaliya ee loo yaqaan Seria A ama SSAUK.
Xaflad qurux badan oo ay ka soo qayb galeen madaxdii hore isboortiga dalka Soomaaliya, ciyaartooydii hore dalkeena iyo dhalinyarada ka qayb gashay tartankaan ayaa waxaa si heer sare ah loogu qabtey habeenimada axadii la soo dhaafay.
Waxaan idinkaga soo qaadnay sawiro taariikhi ah bal ishaada kaga bogo laacibiintii isboortiga dalkeena wiilal iyo gabdhaba iyo madaxdii isboortiga ka hor burburkii dalka Soomaaliya

Daawo Sawirada:-

SDC14682A

SDC14681

SDC14675A

SDC14666A

SDC14661A

SDC14652

SDC14651A

SDC14650A

SDC14619

SDC14609

SDC14608A

SDC14607

SDC14600

SDC14599

SDC14597

Cayrow

W/D:YUSUF YUSUF

[email protected]

London.

Comments

comments

Category : Featured, The Story, UK & Europe, Wararka Maanta.
« »

Comment: