Calendar

Daawo Bradley Cooper, Liam Neeson iyo ninkii jilayay filinkii District 9 oo soo wada filinka A- Team (VIDEO)

a team
Waxaa lasoo saaray biririftii ugu horeysay ee filinka A -Team, waxaa jiheeyay  Joe Carnahan, haddaad xusuusataan filinkani wuxuu ahaan jiray barnaamij joogta ahaa oo ka socon jiray Teleefishinka, haddana waxaa laga dhigayfilin soo bixi doona xagaaga sanadkan.

Filinka waxaa jilaya  Liam Neeson, Sharlto Copley (waa aktarkii sida wacan u jilay filinkii District 9), Bradley Cooper and Quintin “Rampage” Jackson (Feeryahan: Ultimate Fighting Champion), iyo  Jessica Biel.

‘The A-Team’ wuxuu soo baxayaa June 11. Hoos ka daawo xayaysiinta filinks

Comments

comments

Category : Madadaalo | Entertainment and tagged , , .
« »

Comment: