Description: loading...
Tags: loading...
Credits: loading...
Website: loading...
Email to a Friend | Grab Code
Paste this code anywhere you can add HTML.
Waa fiidiyoow laga duubay Axmed Faarax Cali “Idaajaa” , isagoo ka hadlayay gabayada iyo Murtideena, wuxuuna kasoo bilaabayaa ilaa iyo 1940kii. Idaajaa waa abwaan iyo xafide dhaqankeena suuban. Sidaa la socotaan wuxuu soo saari jiray barnaamijkii sheeko gaaban ee kasoo bixi jiray Raadiyo Muqdisho.
Saacadda:10:30
Luqadda: Soomaali
Read more »
Waa gabay cajiib ah oo daawasho ah uuna soo jeedinayo Maxamuud Axmed Cabdalle “Shiine” laguna magacaabo HALBEEG . Sida aad uga barateen Bartamaha Online waxay mar walba isku dayaan sidii ay usoo saari lahaayeen muuqaalo horay u marinaya dhaqanka & hiddaha Soomaaliyeed,. Haddii aad hayso gabayo ama maansooyin daawasho ah fadlan nala soo xiriir sidii aannu annaguna ugu gudbin lahayn Soomaali weynta adduunka ku faafsan.Waxa kale oo aad halkan ka daawan kartaan Gabayo daawasho ah oo fara badan Qeybta Gabayada. Read more »
Next Page »