Calendar

Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda Maraykanka: “Madaxweynaha Soomaaliya ma ceyrin karo Raiisal Wasaarahiisa”

CONDI3

Bartamaha — Mar suaal laga weydiiyay Xoghayihii hore ee arrimaha dibedda Maraykanka Condaleeza Rice in Madaxweynaha Soomaaliya uu ceyrin karo Raiisal Wasaaraha ayay waxay ku jawaabtay in Raiisal Wasaaraha Soomaaliya uu ceyrin karo kaliya Baarlamaanka. Waana sida kaliya ee ku qoran sharciga TFG-da.

Halkan ka akhriso waraysiga suaasha lagu weydiiyay oo iyadoo joogta UN-ta, waana suaasha 3aad ee ugu danbeysa marka hoos laga soo tiriyo.

Waraysigan ayaa la qaaday xilligii ay is haysteen C/laahi Yuusuf  & Nuur Cadde (DEC/2008)

Riix sawirka korkiisa si aad u akhrisato suaasha & Jawaabta:

RICE

Ama

HALKAN RIIX [ PDF ]

Comments

comments

Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: