Xildhibaan hore oo qiyaano ku tilmaamay Shir weynaha looga doodayo Xag jirnimada
Xildhibaan horay uga tirsanaa Baarlamaankii KMG ayaa shir Shacabka Soomaaliyeed lagu qiyaamayo ku tilmaamay shir Xagjirnimada looga hadlayo oo shalay ka furmay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
“ dadka shirka ka qeyb galaya ee Culumada lagu sheegayo waaba iyaga waxa cudurkaan Xag jirnimada keenay, nina cudur uu isagu keenay Ma dabiibo”sidaasi waxaa yiri Xildhibaan Cabdi Nuur Yuusuf oo ka mid ahaa Xildhibaanadii KMG ahaa.
Dhanka kale Mudane Cabdi Nuur Yuusuf oo loo yaqaan Goobe ayaa soo hadal qaaday in aanu shirkaasi ka qeyb galeynin Culumada Ahlusunna Waljamaaca oo ka mid ah Culuma’udiinka Soomaaliyeed taasina ay ku tusineyso in aan xal ka soo socon shirkaasi.
Sikastaba shalay ayaa Ma
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.