Xildhibaan Buraale” Beesha Caalamka ayaa Dhiira galiso Burcad Badeedda, Hadii Ee daacad Tahay Mee Taageerto Dowladda FKMG?”
Mugadisho/Bartamaha:Xildhibaan Buraale oo ka tirsan baarlamaanka dowladda KMG ayaa ku eedeeyay Beesha caalamka inay iyaguba mas’uul ka yihiin dhibaatooyinka burcad badeednimada Xeebaha Soomaaliya ka jirto.
Waxuu Xildhibaanka qiray inay kaalin wayn ka qaataan Beesha Caalmaka Burcadeeda sii kordhaysa isagoo ku Eedayay Caalamka inay dhiibaan Lacagaha faraha badana Ee Madax furashada u bxiyaan marka ay Burcadeda afdubtaan Maraakibta goosha Gacanka Cadmeed.
“Beesha Caalamka waxay dhiira galisaa Dhalinyarada Burcad Badeedda, maxaa yeelay waxy ku farqaan Malaayiin Dollar ay Madax furasho u siiyaan, Eyda waxa dusha ka saraayanaa Waa Beesha Caalmaka” ayuu yiri Xildhibaan Buraale.
Xildhibaan Buraale waxuu ku cel celceliyay Dhalinyarada intabada u shaqo raadsato Burcad badeednimo waxaa ku kalifay Beesha Caalamka maxaa yeelay Lacagaha faraha badan Ee Lagu harqiyo Dhalinyarada afduubata Maraakibaha waawyn miyeesan dhalinayn dhiira galin hor leh ayui si weediiyay Xildhibaan Buraalle.
“Dowladaha Reer Galbeedka ayaa wada dhiira galinta ug badan Ee sababta in Dhalinyarada Ee galaan Badda maxaa yeelay, waxay baxshaan Lacagaha ugu badan Ee heleen Dhalinyada isbaarada dhigata Badda dhaxdeeda” ayuu markale yrii Xildhibaan Buraalle.
Si kastaba Xildhibaan Buralle ayaa baaq u diray Shacabka inay Taageeraan Dowladda FKMG Sooaamliya intii ay Lacago Fara badan lagu siin lahaa marka Dhalinyrada ay afuudaa Maraakiibta.
Ma ahan Markii ugu horaysay Ee qaar ka tirsa Baarlamaanka FKMG Soomaaliya oo ku Eedayaan Beesha Caalamak iyo Dowaldaha Reer Galbeedka inay dar dar galiyaan Dhalinyarada kusoo biirta Burcad Badeeda kadib markii ay ka heleen Lacago daban oo madax furasho ah dowladaha Reer Galbeedka ah.
www.Bartamaha.com
Comments
comments