Calendar

Xildhibaada Baarlamanka ee ka soo jeeda Sh.Hoose oo maanta sheegay in Dowlada laga soo dhaweynayo Gobolkaasi.

baarlamankaaBartamaha(Muqdisho):-Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Sh/Hoose oo maanta Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa waxa ay sheegeen in gumaysiga laga dulqaadayo gobolkaasi.

Mudanayaasha Maanta Muqdisho kulanka ku yeeshaya ayaa waxa ay sheegeen in Deegaamada Sh.hoose dowlada laga doonayo islamarkaana si diiran loogu soo dhaweynayo.

Xildhibaan Maxamed Nuur Sheegow oo u hadlayay Mudanayaasha Maanta Muqdisho kulanka ku yeeshay  ayaa waxa uu tilmaamay in gobolka sh/hoose gumaysi xoogan lagu hayo shacabka ku nool .

Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in ay diyaariyeen Ciidamo ka howlgala Gobolkaasi si dowlada ay u gaarsiiyaan Gobolka isagoo sheegay in dhawaan howlgal ay ku gaari doonaan Sh.hoose.

Xafiiska Bartamaha Wararka Soomalaiyeed www.Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia.

Comments

comments

Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: