Xaflad Lagu Taageerayo Gen… Maxamed cali Samatar.
Minneapolis Xafladii Labaad oo wiigan lagu taageerayey Gen.. Mahamed Cali Samatar oo hore u soo ahaa Sareye Guud, madaxweyne Kuxigeen iyo Wasiirka Difaaca, oo dhowr sano kahor lagu soo oogay dacdwad lagu eedaynayo in uu gaystay dhibaato dad gaar ah.
Dadka xafladan soo abaabulay oo ku muujinayey shucuurtooda taageero ee ay u hayaan Gen.. Mahamed Cali Samatar kuna eedayanaya Dacwoolayaasha in ay ku socdaan wado aan ahayn Xaq.
Waxaa goobtan oo ahayd meel weyn isugu yimid dad fara badan oo isugu jira cuqaal iyo culimo iyo weliba qaar ka mid ah fanaanitii hore ee qaranka sida Saado cali iyo weliba qaar ka mida ah ciidamadii hore ee militariga iyo suxufiyiintii hore.
Waxaa goobtaas ka hadlay dad badan oo qaarkood ka tirsanayeen cidmadii Booliska iyo Militariga iyo weliba gabadh uu dhalay Mahamed Cali Samatar. (Sahro Mahamed Cali Samatar)
Maxamed Cali Samatar wuxuu leeyahay Maqal maxakamada sare ee U.S kaas oo ah in ay maxakamadu cadayso in lagu oogi karo kayskan oo kale nin darajadan leh hadii ay qoondayso in lagu xukumi karo waa bilaabanayaa kaysku hadii kalena halkaas ayuu ku dhamanayaa.
Sawirada Halkan Ka Daawo
Comments
comments