Xafiiska La talinta Muslimiinta oo laga furay Minnesota (Daawo).
Bartamaha (Minnesota):- Xafiiska la talinta Muslimiinta ayaa laga furay gudaha Gobolka Minnesota Ee Dalka Maraykanka.
Xafiiskan oo ah mid ku dhexyaala Suuqa Karmil Ee Magaalada Minaoples ayaa albaabyada loo furay Maalintii Sabtida kaasi oo loo furay sidii uu ula talin lahaa dadka Muslimiinta ah.
Xafiiska oo ay fariisan doonaan Wadaado Caan ah oo Soomaali ah ayaa waxaa lagu wadaa in ay talooyin siiyaan Dadka Soomaaliyeed ee doonaya in ay shareecada wax badan ka ogaadaan.
Daawo :-
http://www.youtube.com/watch?v=9CE50bHpO4U
Comments
comments