Xaalada Degmada Buula-Barde oo kacsan iyo Ciidamada Dowlada iyo kuwa Ahlu-sunna oo soo gaaray Duleedka Degmadaasi.
Bartamaha(Buula-Barde):-Xaalada Degmada Buula-barde ayaa haatan ah mid aad u kacsan iyadoo dhaqdhaqaaqii ugu danbeeyay halkaasi ay ka bilaabeen Alshabaab iyo Xizbul Islaam wallow Ciidamada Dowlada iyo Ahlu-sunnah ay kaabiga ku soo gayaan Degmadaasi.
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya Degmada Buula-Barde ayaa sheegaya in halkaasi ay Ciidamada Alshabaab iyo kuwa Ahlu-sunnah ay dhaqdhaqaaq ka wadaan iyadoo ciidamada Xoogaga Ahlu sunnah iyo Dowlada ay soo dageen duleedka Degmadaasi.
Dadka Deegaanka ayaa soo sheegaya in xaalada ay tahay mid colaadeed iyadoo Ciidamada Dowlada iyo kuwa Ahlu sunnah ay soo gaareen tuulooyin dhanka woqooyi iyo galbeed ka xiga Degmadaasi.
Wixii warar ah eek u soo kordha Xaalada Degmada Buula-Barde oo haatan ka csan kala soco www.Bartamaha.Com
Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com
Muqdisho-Somalia.
Comments
comments