Weerar lagu qaaday ciidamada Jubba iyo kuwa Kenya ee Kismaayo ku sugan
Kolanyo ka wadda tirsan ciidamada ammaanka maamulka Jubba iyo ciidama Kenya ee nabad ilaalinta ujooga Kismaayo,ayaa waxaa maantay lala egtay qarax baan baano oo la sheegay inuu yahay noca dhulka lugu aaso.
Waxaa la sheegay qaraxaan inuu dhacay xili ciidamadu ay marayeen xaafadda Via Afmadow ee magaaladda Kismaayo,mana jirto wax khasaare ah oo soo garay ciidamada amniga ee kawadda tirsan kuwa maamulka Jubba iyo ciidama Kenya.
Goob-joogayaal ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in qaraxan loo adeegsaday miino wadada dhinaceeda lagu aasay oo meel fog laga hagayey.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.