Wasiiro Wariyayaal noqday (Dhagayso).
Bartamaha (Muqdisho):- Wasiiro ka tirsan Dowlada KMG ah ayaa noqday wariyayaal kuwaasi oo Xalay laga dhagaysanayay Idaacada Codka Dowlada ku hadasha Ee Radio Muqdisho.
Radio Muqdisho ayaa waxaa saacadihii u danbeeyay laga dhagaysanayay wasiiro Wariyayaal noqday kuwaasi oo si toos ah u tabinayay wararka ka baxayay Idaacadaasi Dowlada.
Ra’iisul Wasaare Xigeen ahaana Wasiirkii Kaluumaysiga Prof.C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi ayaa noqday saacadihii u danbeeyay noqday News caster (War-aqriye) iyadoo wasiiro kale ay noqdeen kuwa Faah-faahin galayay.
Wasiirka Faahfaahinta galay ayaa ahaa Ing.C/raxmaan Yariisow wasiirka warfaafinta iyadoo rag kale oo ay ka mid ahaayeen Cabdi Xaajio Goob doon iyo Walaayo ay faahfaahina horay u galeen.
Dhagayso Wasiirada Wariayayaasha ah:-
http://radiomuqdisho.net/news/images/stories/idacada/habeen.wma.
Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.
Comments
comments