Calendar

Washington oo Uganda uga digay Weeraro uga yimaada Dhanka Al Shabab

BARTAMAHA – Sida uu qoray wargeyska worthynews Waaxda Arimaha dibada dowlada mareykanka ayaa wal-wal kamuujineesa weeraro macquul ah oo kadhaca dalka Uganda ,gaar ahaan kaniisadaha ayna fuliyaan alshabab.

Safaarada mareykanka ee dalka Uganda ayaa sheegtay iney heshay warbixino lagu kalsoonyahay oo muujinaya weeraro kadhaca dalka Uganda oo lala bartilmaameedsanayo reer galbeedka,

Dadka mareykanka ah aya lagu boorinayaa iney kafogaadaan goobaha dadku ay iskugu yimaadaan sida hotelada iyo bararka .

Dowlada oo mareykanka oo digniintan shalay mid lamid ah soo saartay ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda jooga ethopia iney foojignaan weyn muujinayaan si ay usameen weeraro ay damacsanyihiin alshabab.

Totobaadkan gudihiisana Waxaa soo baxday ilaa 3-digniin oo loojeedinayo wadamada dariska ah ee Somalia ay kajoogaan ciidamada kuwaa oo lagu boorinayo iney kafoojig naadaan weeraro ay sooqaadan alshabab.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: