Calendar

Wargelin (01/23/10) Somali TUUGSATA, Warbixin: Xiisadda Nairobi, Waa maxay Midnimo & Siyaado.

wargelin15Todobaadkan iyo Wargelin waxaan idiin haynaa waxyaabo idin xiiso galin doona.

Waxaana ka mid ah Documentary aan idiinkaga soo duubnay Soomaali ka tuugsata magaalada Nairobi oo aan rajaynaynaa inaad markaad daawato caawin doonto, waxaan ka warbixinaynaa xaaladda Nairobi iyo siday u bilaabatay iyo meeshay marayso.

Fiidiyoowga todobaadka waxaan kusoo qaadanaynaa Waa maxay Midnimada?, mar walba waan maqalnaa laakiin maxaa ka horeeya in la sameeyo intaan Midnimada ruuxeeda la gaarinba?, taasna waxaa nooga warami doona Shiikh Mustafe, Ilaahay haka raalli noqdee.

Comments

comments

Category : The Story, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show.
« »

Comment: