Calendar

WARGELIN 02/20/2010 Dhagayso Burcad badeeda, Bacalwaan ma taqaan?, Qaraxii Xamar, Soomaalida S. Africa & Siyaado (VIDEO)

wargelin 02 20Bartamaha — Barnaamijka Wargelin todobaadkan waa mid aad u xiiso badan oo aan idiinkaga soo diyaarinay dhinac walba. Sidaad horay uga barateen wargelin waxaan ugu talo galnay inaan umadda Soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda jooga isku xirno una soo diyaarino barnaamijyo ay ka faaiidaysan karaan isla markaasna ay ku noqon karaan dad wargal ah oo la socda xaaladaha kala duwan ee ay Soomaalida maanta ku nooshahay.

Todobaadkan waxaa barnaamijka idiinku haynaa: Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho, Xaaladda Soomaalida South Africa, Diinteenu maxay ka qabtaa isqarxinta, waraysi xiiso badan oo aan idiinkaga soo qaadnay fanaanka caanka ah ee Cabdi Cali Bacalwaan, Burcad badeedu maxay leeyihiin iyo qeybo kale oo xiiso leh.

Hoos ka Daawo:

Comments

comments

Category : Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show.
« »

Comment: