Waraysigii ugu horyeye ee Raadiyaha Musharax Abdiqadir Ali Fish
Minneapolis: Waxaa maglada Minneapolis ku sugan musharax Abdiqaadir Ali Fish oo ah nin hore u soo ahaan jiray ganacsade, kana bilaabay ganacsigiisa wadankan Maraykanka. Wuxuu Abdiqaadir Gudoomiye ka haa urur cususb oo ganacsada Soomaalida ee Goblka Ohio ay asaaseen ururkaas oo la oran jiray (Somali American Chamber of Commerce).
Ula jeedada ururkan oo ahayad in ay dhisma xirir iyo wax wada qabsi u sameeyaan labada beelood ee isku yimid waa Soomaalida iyo dad Maraykanka iyo waliba Ganacsatadu siday labada dhinacba uga faaiidaysan lahayd, ururkaas oo uu waraysigan Somali Voices la sheegay kaga faalooday wax qabadkiisii iyo horumarada uu gaarsiiyeyey bulshada Soomaaliyeed ee Ohio.
Abdiqaadir oo ahaa nin kaas ku fiican dhismaha dhaqaalaha wuxuu bil ka hor ku dhawaaqayin uu isu sharaxayo ka qayb galka tartanka madaxwaynaha Soomaaliya ee 2011 ka hadaba waraysigan dhegaysiga ah waxaanu ku waydiinaya sababa ku kulifay in uu tartamo, dhaliilaha uu usoo jeedinayao maamulka hada ee ku meel gaarka, wuxuu u hayo Soomaaliya iyo weliba isaga oo sheegay in uu wato figrad siyaasadeed oo cususb oo layiraahdo (Xalaal Siyaasad) bal macnadeeda ka dhegayso halakan.
Halkan ka Dhegayso
Comments
comments