Waraysi: Cabdi Cali Bacalwaan taariikhda fankiisa ma taqaan?
Bartamaha (Nairobi) Waxaan nasiib u yeelanay inaan ku waraysano magaalada Nairobi Fanaanka caanka ah ee Cabdi Cali Bacalwaan oo sidaad ogtihiinba ka mid ahaa fanaaniintii ugu horeeyay ee lagu aasaasay Hobolada Waaberi.
Riwaayadaha uu Bacalwaan kasoo qeyb qaatay waxaa ka mid DAB JACAYL KARI WAA, BAD JACAYL BADANAA, HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN, Heesihiisa waxaa ka mid ah Adoo Nugaal iyo ku nool beelo nabadee, Yaa garayska kaa fura kuu salaaxa gaadada, Faraskaagii laga teg iyo kuwo kale oo maalin walba lagu dhagaysto dunida dacaladeeda.
Bacalwaan waxaan weydiinay inuu nooga waramo taariikhdiisa, Riwaayaduhuu soo jilay iyo Heesihiisa midda uu ugu jecelyahay.
Hoos ka daawo waraysigan xiisaha badan:
Comments
comments