Waa Gabay Qosol ah oo laga sameeyey dhibta Qurbaha
Qurbuhu nin ba dhanka taabayey Abwaan kan wuxuu ka tiri yeye tix afaray ah oo isku ladhay luuqada ingiriisida iyo soomaali isagoo suugaaneeyey oo ka dhigay tix si fiican u taabanaysa dhibta qurbaha iyo war la’aanta kala haysata dadka qurbaha iyo dadkii baahnaa ee joogay dhulkii Hooyo. Halkan ka Daawo
Comments
comments