Video cusub oo buuxa oo laga soo duubay Lamaanaha Ingriiska ee afduubka lagu haysto
Bartamaha — Video cusub ayaa laga soo duubay lamaanaha u dhashay dalka Ingriiska ee afduubka ay ku haystaan burcad badeeda Soomaalida Paul & Rachel Chandler.
Lamaanahan oo ay ka muuqato diif aad u xun ayaa ka codsanaya raiisal wasaaraha cusub ee ingriiska David Cameron inuu ka samata bixiyo dhibaatada aadka u xun ee haysata isaga iyo xaaskiisa.
Daawo waa documentari soconaya ku dhowaad 9 daqiiqo, Lamaanuhu waxay ku sugnaayeen marka laga duubayay videogan magaalada Cadaado ee Soomaaliya.
Comments
comments
Category : VIDEOS, Wararka Maanta.