Ugandha oo soo bandhigtay 72-ruux oo abaabulay Qaraxyadii Kampala(Liiska).
Bartamaha (Kampala):- Dowlada Ugandha ayaa soo bandhigtay Liis dheer oo ay ku qoranyihiin Magacyada dadka sida tooska ah loola xiriiriyay qaraxyadii Kampala.
Ka dib baaritaan muddo socday ayaa la sheegayaa in Booliiska Ugandha ay si toos ah u soo daabaceen liis lagu soo qoray 72-ruux oo soomaali ay ku jirto kuwaasi oo lagu Tuhunsanyahay bqaraxyadii ka dhacay Kampala.
Magacyada Dadka Liiska lagu soo qoray :-
Abdul Karim Kato,
Mariam Namaku,
Isa Ali Senkumba,
Peter Ntale,
Fazila Namaku,
Hussein Aliyowi Abdi,
Andrew Obelai,
Andrew Kanyoro,
Muhammad Keche,
Hassan Abdu Isaac,
Echeku Vincent,
Isaac Gedi Godana,
Muzamiru Kawumbire,
Gulfan Zameer,
Ramula Nagudi,
Inam Ul Haq,
L/Cpl Koss Alfrred,
Shakeel Ur Rehman Qureshi,
Abdullahi Muhamod Ahmed,
Waseem Afzal,
Saidi Sulaiman,
Muhammed Abdul Aziz,
Abdul Aziz Ali Madope Aka,
Ali- Ibrahim, Kaala Isaac,
Inayatula Ullah,
Muhammad Abdallah,
Salat Ahmed Alasom,
Omar Jimale,
Bile Abdullah,
Waris Mungayi,
Kavuma Ibrahim,
Kanyoro Andrew,
Abushiri Yusuf Muhammed,
Jairan Karim,
Biraze Ku 2,
Mubaraka Juma Dawa,
Yunus Maganda,
Obina Ismail,
Medi Abdallah Saleh,
Yusuf Balimuntale,
Hassan Kasim Salah,
Ahmed Hassan Barkhadle,
Abdullahi Muhamoud Ismail,
Muhamed Abdullahi,
Bashir Abdul Khadir Medle,
Abdullahi Omar Guleed,
Alias Mutuyangu,
Kasaya Patrick,
Mulinde Robert,
Fahdi Abdul Rahman,
Muhammad Adam,
Muhammod Musa Fara,
Liban Muhammad Ali,
Daudi Ibrahim Hassan,
Abdi Hassan Ismail,
Rihan Muhammad,
Md Aka Muhammad Kasim,
Ahmed Abdulah Muhammed,
Ahmed Abdulah Muhammed,
Magumba Abdul Hakim,
Hassan Muhammad Abou,
Jackson Omolo,
Naufal Zamir Shiekh,
Baturaine Christopher,
Ali Yahya Hussein,
Anthony Kiarie,
Moses Mwenda Meme,
Nangayi Keneth,
Isaak Kibede,
Manga Mubarak Salim,
Muhammad Ahsan Raza iyo C/laahi Xuseen Cali.
Lama oga dadkan in ay yihiin kuwa sida tooska ah uga danbeeyay qaraxyada waxaana la xasuustaa in Todobaadkii la soo dhaafay in soo bandhigtay Dowlada Ugandha Afar dhalinyara ah oo qirtay masuuliyada qaraxyada.
Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Geeska Afrika
Comments
comments