Tartan Cayaaraha Fudud Oo Lagu Qabtey Magaalada London (DAAWO SAWIRADA).
Bartamaha (London):- Tartanka Ciyaaraha Fududu ayaa lagu qabtay Magaalada London Ee Wadanka Britain kaasi oo ay ku tartameen Caruurta Soomaaliyeed.
Garoonka New river oo ku yaal xaafada Totenham Ee Magaalada London ayaa ayaa waxaa todobaadkii hore lagu qabtey tartan cayaaraha fudud oo ay si weyn uga faraxsanaayeen ka qeybgalkooda Caruurta Soomaaliyeed.
Abaabulka  tartanka waxaa si gaar ah isaga xilsaarey macalin Muse Naasir oo si weyn caruurta Soomalaiyeed ugu dhiira galiya Sports-ka iyo qaabkii ay u noqon lahaayeen kuwa ka dhisan xagga Ciyaaraha.
Caruurta ayaa waxa ay ku tartameen Orodka iyadoo garoonka ay si weyn u buux dhaafiyeen daawadayaal Soomaali u badan oo dhamaan ku faraxsanaa Tartanka ka socanayay Magaalada Lodon.
Garoonka ayaa waxaa is celin waayay daawadayaasha qaarkood oo bilaabay in ay tartanka ka qeyb noqdaan waxaana Orod galay dad waaweyn oo dhira galinayay dhallaanka soomaaliyeed Ee tartamayay.
Dad badan ayaa muujiyay in haddii la dhiiri galiyo dhallaanka soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka Qurbaha tartamada nuucaani ah ay soo bixi doonaan Caruur si weyn ugu soo can baxda Ciyaaraha Fudud.
Caruurta Tartantay ayaa waxa ay u kala guulaysteen sida tan:-
EUROSOM Finland, 2010
——————————OOOOO——————————
Track & Field Results Form
No. |
|
Date of Birth “Year†|
Full Name Fname   Mname   Lname |
Events
|
Time
|
|
|
1aad |
7 |
Bilaal Raage | Somaliweek | 6.15 | 50m, Second time Champion |
|
2aad |
7 |
Akram Liban | Somaliweek | 6.17 | // |
|
3aad |
7 |
Liban Abdulahi Ali | Somaliweek | 9.93 | // |
|
||||||
|
1aad |
5 |
Yonis Mohamed Ali | 13.05 | 50m | |
|
2aad |
5 |
Zakariye Hussein | 13.11 | // | |
|
3aad |
5 |
Ashwaaq | 13.14 | // | |
|
// | |||||
|
1aad |
8 |
Yasmin Mohamed | 9.01 | 50m | |
|
2aad |
8 |
Idman Abdulkadir | 9.03 | // | |
|
3aad |
8 |
Khadiho Abdi Ahmed | 9.36 | // | |
|
||||||
|
1aad |
10 |
Zahra Jamal | 12.09 | 70m | |
|
2aad |
10 |
Layla Abdulkadir | 12.17 | // | |
|
3aad |
10 |
Mumtaz Abdi Ahmed | 12.42 | // | |
|
||||||
|
1aad |
9 |
Makaail Ali | 12.45 | 80m | |
|
2aad |
9 |
Abdalla Afrah | 13.92 | // | |
|
3aad |
9 |
Malik Hussein | 14.25 | // | |
|
||||||
|
1aad |
8 |
Omar Abe | 11.97 | 80m | |
|
2aad |
8 |
Mustafe Duran Farah | 12.96 | // | |
|
3aad |
8 |
Zakariye Mohamed | 12.99 | // | |
|
||||||
|
1aad |
10 |
Harun Juba | 13.50 | 80m | |
|
2aad |
12 |
Ridwan Abe | 13.89 | // | |
|
3aad |
11 |
Sulayman Hassan | 13.90 | // | |
|
||||||
|
1aad |
HASSAN MAHAMED MUSE | 4.53.18 | 1.500 M | ||
|
2aad |
ABDULHI OMAR MOAHMED | 5.05 | |||
|
3aad |
LIBAN NURADIIN | ||||
|
||||||
|
1aad |
HUSEEIN JOOQLE | 2.56.18 |
1,500M
RAGA ODAYASHA |
||
|
2aad |
HUSEEIN SHIRE | 3.46.15 | |||
|
3aad |
ALIYOW | 4.15 | |||
|
4.32,24 | |||||
|
1aad |
HSSEIN JAMA | 1,500 MÂ Â ONLY ONE BOY | |||
|
2aad |
|||||
|
3aad |
Daawo Sawirada:-
W/D:YUSUF YUSUF
Comments
comments