Shirkii Wadatashiga Garsoorka Soo Afjarmay Maanta (Video/Sawirro)
Muqdisho (BARTAMAHA) Shirkii wadatashiga ee looga hadlayey xeerarka garsoorka dalka ayaa maanta kusoo gebageboobay maanta magaalada Muqdisho
Kulankan oo socday muddo shan maalmood ah ayaa inta uu socday lagu falan-qeeyey arrimaha garsoorka, xeerka maxkamadda distuurka iyo hirgalinta qorshaha dib-u-habeynta hay’adaha caddaaladda ee heer Qaran, goboleed iyo heer degmo.
Iyadoo xiritaanka shirka ay goobjoog ka ahaayeen wasiirro, xildhibaanno, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo khubarao ku xeel dheer sharciyada dalka, mas’uuliyiinta maamullada gobollada dalka, bulshada rayidka, aqoonyahanno, macalimiinta wax-ka-dhiga jaamacadaha dalka iyo culumaa’uddiin Soomaaliyeed.
La soco go’aamada kasoo baxay shirka oo aan dhowaan idiin soo gudbin doono.
Daawo Sawirada Shirka
Comments
comments