read more »">
Calendar

Shirkii dalalka Islaam-ka ooga socday dalka Azerbeijan oo maanta la soo gabagabeynayo.

Guddoomiyaha Bankiga Horumarinta Islaamka, Dr Ahmed Mohamed Ali iyo Eng. Yarisow

Bartamaha (Nairobi):-Maanta oo ah Khamiis 24ka Juun 2010 ayaa waxaa ka socda caasimadda Baku, ee dalka Azerbeijan shir sanadeedkii Bankiga Horumarinta Islaamka oo lagu wado in saacadaha soo socda la soo gabagabeeyo.

Shirkan waxaa Somalia uga qeybgalay Wasiirka Lacagta ahna sii hayaha Wasiirka Maaliyadda, Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somalia iyo Madaxa arrimaha Dhaqaalaha ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ah.

Waxaa jirey shirar gaar gaar ah oo ay wafuudu yeelanayeen tan iyo inta uu socday shirka. Wafdiga Somalia waxey kulamo gaar gaar ah la yeesheen:

1. Guddoomiyaha Bankiga Horumarinta Islaaamka
2. Guddoomiye ku-xigeenka Bankiga Horumarinta Islaamka
3. Wasiirada Maaliyadda ee dalalka Azerbeijan, Falestiin, Maleshiya, Burunei, Ugandha, iyo wasiiro kale.

—————–
Wixii dheeraad ah kala soco Bartamaha

Bidix: Wasiirka Maaliyadda Azerbeijan, Shahin Mustafayev, dhexda Guddoomiyaha Bankiga Horumarinta Islaamka, Dr Ahmed Mohamed Ali iyo Eng. Yarisow

Bidix: Wasiirka Maaliyadda Azerbeijan, Shahin Mustafayev, dhexda Guddoomiyaha Bankiga Horumarinta Islaamka, Dr Ahmed Mohamed Ali iyo Eng. Yarisow

Comments

comments

About sayfudiin Abdalle

Am A Somali Journalist current live and study in Malaysia Southeast Asia.
Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: