Shir looga hadlaayo Abaaraha Geeska Africa oo ay ku jirto Solomaaliya ayaa maanta ka furmaya Magaaladda Roma
Roma:-(www.Bartamaha.com):-Shirkan ayaa waxa soo qaban qaabiyay hay’adda QM u qaabilsan Cunadda iyo Beeraha magaceeda loo gaabiyo FAO, waxana ka qayab galaya madaxa Bankiga Aaduunka Robert Zoellick kaa oo Isniintii sheegya in cunadda sarre uga kacday wadamadda soo karaya iyo kuwa xasilooni daridda a
Wadamadda Geeska Africa ku yaala ayaa noqotay meelaha ugu daran eek u dhufatay abaarta
QM ayaa sheegtay seddaxdii bilood ee ugu dambeesay ugu yaraan 29,000 caruur ah in ay ku dhinteen Soomaaliya kuwaas oo da’ooda ay ka yartahay shan sano jir.
QM ayaa codsatay ku dhawaad 2 billion oo dollar oo wax looga qabto abaarta geeska Africa ka taagan
W/D:Xafiiska Wararka Muqdisho www.Bartamaha.com
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.