Madaxweyne Shiikh Shariif oo soo booqan doona Minneapolis iyo Ohio
Bartamaha (Minneapolis) Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku imaan doono dalka Maraykanka gaar ahaan magaalooyinka New York, DC, Columnus, iyo magaalada Minneapolis.
Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Soomaaliya Cilmi Ducaale ayaa u sheegay saxaafadda in madaxweynuhu uu safarkiisa ugu tala galay inuu la shiro Soomaalida qurbo joogta. Wuxuuna hadalkiisa kusii daray sababta madaxweynuhu uu imaanayo Maraykanka ay tahay isagoo ka qeyb gali doona shirka madaxweynayaasha ee Qaramada Midoobay oo dhici doona bishan Sebteembar dhamaadkeeda.
________
Bartamaha Wararka Soomaaliyeed – www.Bartamaha.com
Comments
comments
Category : The Story.