Calendar

Shariif: Xukuumadda waa in wakhtiga loo kordhiyo

SOMALIA-POLITICS-UNREST-MOGADISHUMadaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta sheegay in loo baahan yahay in dowladda KMG ah loo kordhiyo wakhtiga. Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in markii uu qiimeeyay xaaladda dalku haatan ku jiro in ay muhiim tahay in fursad la siiyo xukuumadda KMG ah, si ay u dhamaystirto howsha ay bilowday. Wakhtiga dowladda KMG ah ee Soomaaliya u dhiman ayaa ah wax ka yar lix bilood.

___

BBC Somali

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: