(SAWIRO) Haweenay Danish ah oo ugu labistay gabarteda Hitler, Sadam, Idi Amin, Stalin…
Bartamaha — Bandhig ay soo saaratay Nina Maria Kleivan ayaa ku tusinaya gabarteeda Faustina oo dhowr bilood markaas jirtay oo ay ugu labistay kana matashay Hitler, Mussolini, Iidi Amiin, Saadaam Xuseen, Stalin iyo kuwo kale.
Mar ay ka waramaysay bandhiga iyo sababta ku keentay ayay waxay tiri “Xitaa gabartayda waxay noqon kartaa kaligeed talisada Denmark oo xoog dadka ku muquunisa, wax kasta waa macquul, marnaba ma ogaan kartid waxay ku danbaynayso”
Daawo sawirada:
Comments
comments
Category : Photos, Wararka Maanta.