Calendar

Sarkaal ka tirsan Maamulka Somaliland oo ku dhaawacmay Qaraxii Hargaisa ka dhacay

BARTAMAHA – Ayadoo Xalay Qarax uu ka dhacay Aga gaarka Xaruunta Madaxtooyada Maamulka Soomaaliland ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka soo baxaa Faah-faahin dheeraad ah.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ku dhaawacmay Sargaal ka tirsan Xeer ilaalinta Guud ee Maamulka Soomaaliland,kaasi oo dhaawac Fudud ka soogaaray Qaraa.

Ciidamada Amaanka Maamulka Soomaaliland ee Magaalada Hargeysa ayaa Tiro dad ah u soo qab qabtay Qaraxa xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland.

Maalmahaan Soomaaliland waxaa ka daagnaa Khilaaf u dhaxeya Xisbiga Talada haya ee Kulmiye,waxaana la Aamisan yahay in Siyaasada Soomaaliland uu Habac ku yimid.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: