Saraakiisha Ahlusunna “Israsaaseyntii Ciidamada Ahlusuuna ku dhexmaray Degmada Luuq waxaa dhaliyay Muran”
Gedo/Bartamaha:Sa raakiisha Ahlusunna Waljameeca ayaa ka warbixiyaya israsaasayn ka dhacday degmada Luuq Ee Gobolka Gedo, taasoo sababtay dhimasho iyo dhaawac.
Israsaseyntani ka dhacday degmada Luuq waxay dhaxmartay Ciidmada Ahlusuna Waljameeca waxaana ku naf waayay 3 qof halka afar kalana ay ku dhawaacmeen, waxaana dhaliiilay Saraakiisha ugu sarayso Kooxda Ahlusuna Waljameeca.
Maamulka Ahlusuna Waljameeca ayaa si toos ah ugu warbixiyay israsaseyntani dhex martay ciidamadooda waxuu ku sifeeyeen in muran dhexmaray Qaar ka tirsan Ciidamada Ahlusuuna waljamcee kadibna ay rasaas isku fureen taasoo qasaaro xoogan kasoo gaartaya shacabkii goobta k agdhawaa.
Si kataba Saraakiisha Ahlusuuna ayaa shaaciyay in la xaliyay qilaafkaas sababy dhacdadani waxuuna sheegay in Saxaafadda ay buubuuniyeen waxii ka dhax dhacay Culumuda Ahlusunna Waljamneca waa sida ay uu hadalka u dhigay mid ka mid ah Saraakiisha Ahlusunna.
www.Bartamaha.com
Comments
comments