RW Soomaaliya oo Madaxa hoos u rogtay markuu salaamayey RW Itoobiya
Sawirku wuxuu u dhigmaa Kun erey ayaa horay loo yiri haddaba sawirkan maxaa kaaga muqda? Raiisal Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmaya Raiisal Wasaaraha Itoobiya.
Isgacan qaadkan ama salaantan ayaa Raiisal Wasaaraheennu uu muujinayaa tabar la’aan waxaana mooddaa inuu salaamayo nin isaga madax u ah ama Boqorkiisa. Talo yara oo kusocota Raiisal Wasaaraheenna:
Mudane wajigaaga kor u qaad hana u sujuudin cidna weligaa marka aad madax kula siman ama kaa hooseysaba aad salaamaysid, cidina kaama sarayso waxaad tahay Soomaali aan gaban, ogsoonowna waxaad matalaysa ummada Soomaaliyeed gebi ahaan.
Hoos ka akhriso Tweet-ka uu raaciyey Raiisal Wasaaruhu.
Ethiopia has been playing a significant role in supporting peace building efforts in Somalia. pic.twitter.com/xbUXCwxRNa
— @SomaliPM (@SomaliPM) February 14, 2014
Comments
comments