RW Gaas: Kenya Waa ay Joogi Kartaa Gudaha Somalia (Dhagayso)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwlei Maxamed Cali ayaa sheegay in si qalad ah loo baahiyey war saxaafadeed ay si wadajir ah u wada qabteen isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya.
Halkan ka dhagayso
Prof. Cabdiweli oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in shir saxaafadeedka lagu kala caddaynayey madmadow uu sheegay inuu ka dhashay hadalkii madaxeynaha Soomaaliya sheegay laba malamood ka hor oo uu ku saabsanaa joogitanaka ciidnaka Kenya ee Soomalaiya.
Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu sheegay in dawladdiisu soo dhoweynayso joogitaanka ciidamada Kenya. Haaruun Macruuf ayaa ugu horrayn weydiiyey inuu sharraxo mowqifka dawladda.
__
VOA Soomaali
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.