read more »">
Calendar

Ra’iisul Wasaare Farmaajo oo magacaabay Wasiiradiisa (Liiska Wasiirada).

farmajobarlamanBartamaha (Muqdisho):-Ra’iisul Wasaare Farmaajo ayaa maanta soo magacaabay Golihiisii Wasiirada ee in mudda ah laga sugayay isagoo xukumad kooban dhisay.

Magacyada Golaha Wasiirada:-

1- Mudane Cadullaahi Ebyan Nuur Waxaa loo magacaabay Wasiirka Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta

2- Mudane Maxamedc Cabdullaahi OomaarWaxaa loo magacaabay Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen /Wasiirka Arrimaha Dibadda

3- Mudane Cabdulxakiim Maxamuud Xaaji FiqiWaxaa loo magacaabay Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeen-/Wasiirka Gaashaandhigga

4- Mudane Cabdiwali Maxamed Cali waxaa lo magacaabay Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeen/- Wasiirka Qorsheynta & Iskaashiga Caalamiga

5- Mudane Cabdishakuur Sheekh Xasan FaaraxWaxaa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.

6- Mudane Xuseen Cabdi Xalane Waxaa loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda & Lacagta.

7- Marwo Maryama Qaasim Axmed Waxaa loo magacaabay Wasiirka  Haweenka, Arrimaha Qoyska,

8- Mudane Yuusuf Macallin Amiin(Baadiyow) waxaa loo magacaabay Wasiirka Beeraha & Xannaanada Xoolaha

9- Mudane Dr. Aaden Xaaji Ibraahim Da’uud Waxaa loo magacaabay Wasiirka Caafimaadka & Daryeelka Bulshada

10-Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac Waxaa loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta

11-Mudane Cabdinuur Macallin Maxamuud Waxaa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Bulshada, Shaqada & Horumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada & Isboortiga

12-Mudane Dr.  Maxamed Macallin Xasan Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Kalluumeysiga, Bey’adda & Kheyraadka Badda

13-Mudane Axmed Cabdiraxmaan Abaade Waxaa loo magacaabay Wasiirka Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka

14-Mudane Maxamuud Maxamed Boonow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Dastuurka, Federaalka & Dib-u-heshiisiinta

15-Mudane Cabdirashiid Khaliif Xaashi Waxaa loo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud & Dib-u-dhiska

16-Mudane Cabdirisaaq Sheekh MuxyadiinWaxaa loo magacaabay Wasiirka Macdanta, Biyaha, Tamarta & Shidaalka

17-Mudane Cabdinuur Sheekh Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.

18-Mudane  Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha.

Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.

[email protected].

Comments

comments

Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: