R/wasaare c/wali oo magacaabay gudi qaran oo her wasiir ah.
Shirkaan jaraa’id uu maanta qabtay r/wasaaraha soomaaliya c/wali max,ed cali ayaa magacaabay Gudi her wasaiir ah oo ka soo war bixiya xalaada dhabta ah ay abaaraha iyo bara Kacyaashay.gudigaan ayaa ka kooban ilaa 7 xubnood oo ka mid ah golaha wasiirada wexee kala Yihiin sidatan
Wasiirka wasaaradda gaashandhiga c/ xakiin max,ud xaaji fiqi
Wasiirkawasaaradda caafimaadka Dr aadan ibraahim da’ud
Wasiirka wasaaradda maaliyada xuseen cabdi xalane
Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha ibraahim isaaq yarow
Wasiirka wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsinta c/kariim xasan jaamac
Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska cabdi rashiid khaliif xaashi
Wasiirka wasaaradda arimaha qooska iyo haweenka caasho geele diiriye
Gudigaan heerka qaran uu maanta maga caabay r/ wasaaraha soomaaliya c/wali max,ed cali ayaa Amar buuxa ku siiyay gudiga herka wasiir iney ka soo war bixiyaan xaalada rasmiga ah ay dadka Abaaraha la il daran iyo dhibaatada heysata dadkaasi
Sidoo kale wuxuu besha caalamka ka codsay iney gur mad dagdag aha la soo garn dadkaan mac Luusha ka muuqato wuxuu intaas ku daray inuu xil weyn iska saari doono xaalada dhabta ah ee Dadkaasi iyo musuq maasuqa hey adaha qaar ay ku dhaqmaan
Shirkaan jaraa’id uu maanta qabtaq r/wasaaraha soomaaliya c/wali max,ed cali ku abaaray Xaalada liidata ay abaaraha dalka ka jira ugu danbeytii u mahad caleyay dowladaha mareekanka Iyo imaaradka carabta oo sheegay iney gacan weyn ay ka gesteen wax u qabashada dadka la il Daran abaarta bahsan ee ka jirta dalkeyna soomaaliya.
xafiiska wararka bartamaha : muqdisho
Comments
comments