QM oo sheegtay 300,000 oo caruur ah oo ku nool geeska Africa in ay qatar ugu jiraan in ay u dhintaan Macluul
China (www.Bartamaha.com):-War bixin sanadle ah oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Mareekanka ayaa lagu sheegay Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya in ay wali yihiin qatar weyn oo soo wajihi kara Mareekanka danaha uu ka lee yahay Gudaha iyo Dibadda.
War bixinta ayaa lagu sheegay Al-Qaacidada gacanka cadmeed iyo ururka Al-shabaab uu sii kor dhaayo xiriirka ka dhaxeeya.
Mareekanka ayaa sheegay inta badan in ay wiiqeen awoodii Al-Qaacidda ee wadamadda Afghanistan iyo Pakistan ka dib markii la dilay hogaamiyahoodii horre Osoma Bin Ladin.
Wasaaradda arrimaha Dibadda Mareekanka ayaa sheegtay in ay heleen weerar Al-Qaacidda gacanka Cadmeed ay rabaty in ay ka fuliso sanadkii horre dalka Mareekanka.
Ugu dambeentii Mareekanka waxa ay sheegeen Al-Qaacidda wadamadda Afghanistan iyo Pakistan in ay xiriir la sameesteen Shabakadda Xaqaani oo ah ku bohobeen kooxda Tehreek-e-Taliban ee dalka Pakistan
W/D:Xafiiska Wararka www.Bartamaha.com Muqdisho Soomaaliya
Comments
comments