QM oo Canbaaraysay Qaraxii Maanta
BARTAMAHA – Bogga twitter-ka ee Danjiraha Qramada Midowe ufadhiya Somalia Nick Kay ayaa waxaa lagu sidan” Weerar kalle o oar xan dara ah ayaa kadhacay meel udhow dhismaha baarlamaanka ,waan cambaareenayaa weerarkaasi si xoogan.hadafkeena ah inaan caawino Somalia si ay udhisto nabad wali waa mid xoogan.”
Neil Wigan oo ah uqaabilsanaha Britain ee Somalia ayaa sheegay in weerarkani uu xoojinayo Go’aanka ah xoojinta dhanka amaanka Somalia.
Comments
comments
Category : Latest Somali News, Wararka Maanta.