Qaraxyo xoog badan oo ka dhashay dhuumo shidaal qaada oo gilgilay magaalada nairobi.
Qaraxyadaan ayaa ka dhashay dhuumo shidaalka qaada oo lugu magaacaabo lunga lunga oo ku dhaxtaala magaalada nairobi ee dalka kenya. Sarkaal u hadlay Laan Qeyrta Cas ee dalka Kenya ayaa sheegay in ka badan 100 qof in ay ku dhinteen qaraxa halka 112 kalena ay ku dhaawacmeen.
Isbtaalada magaaladaasi sida Kenyati Hospital ee magaalada Nairobi ayaa la geeyay dhaawacyada kuwaas oo u badnaa dad gubtay oo dabka si xun u sameeyay. Ra’iisal wasaaraha Kenya Raila Odinga ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay qarax ka dhashay dhuumo shidaal oo ka dhacay magaalada Lunga Lunga oo ku taala magaalada Nairobi ee dalkaKenya.
Ugu danbeyntii Waxa sii kor dhaya tirada dadkii ku dhintay Qarixii dhun shidaalka qaada oo dab qabsaday sidaasi ayaa kentay inee dhuntaasi qarax dhaliso wararka qaar ayaa sheegaya inuu qaraxa ka dhashay qof sikaar cabaayay ayaa ku tuuray gumadkii sikaarka uu cabaayay sidaasi ayuu qaraxa ku dhacay.
Comments
comments