Qarax Ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya
qaraxani oo ahaa Mid Ismiidaamin ah ayaa waxaa fuliyay nin Naftii hura ah oo isku soo xiray Walxaha Qarxa isagoo doonayay in uu isku qarxiyo Xafiiska Ra’isal Wasaaraha hase ahaatee ay Jooyiyeen Askarta ilaalada Ra’isal Wasaaraha taas oo keentay in halkaasi uu isku qarxiyo inta la ogyahay 1 Askari ayaa ku dhimatay 2 kalena waa ay ku dhaawacmeen
Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Askar ka tirsan Ciidamada dowladda iyo Kuwa AMISOM iyagoo goobta ka qaaday Maydka Ninkaasi is qarxiyay
Weli Majirto wax Faah faahina oo Masuuliyiinta dowladda ay ka bixiyeen qaraxaasi hase ahaatee wixii faah faahina kala soco www.Bartamaha.com
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.