Calendar

Qaramada Midoobay Oo ku booriyay Siyaasiinta Soomaaliyeed in Xal laga gaaro Ismari waaga Siiyaasadeed

Sawir 7_1Wakiilka Gaarka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa ugu baaqay Siyaasiiinta Soomaaliyeed in Ismarinwaaga  Siyaasadeed ee ka dhaxjira lagu dhameeyo qaab siyaasadeed.

Nicklos Key ayaa sheegay in Soomaaliya ay hada wajahayso Isbadalo dhanka Hormarka dhaqaalaha, Amniga iyo dhanka Xuquuqul Insaanka sidaas daraadeedna waxa jira dhibaatooyin Siyaasadeed oo ubaahan Xal Siyaasadeed ayuu yiri Nicklos Key.

Wakiilka Q/M ee Soomaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in loo baahanyahay in lagu hishiiyo Khayraadka Dakhliga iyadoo loo marayo Qaab federaalisam ah si buu yiri ay uga faa’idaysanlahyeen Dhamaanka Shacabka Soomaaliyeed.

Nicklos Key ayaa sheegay in Beesha Caalamka iyo Qaramada Midoobay ay taageero lagarab taaganyihiin Shirka Qaran ee Muqdisho kafurmay.

Key, ayaa sheegay in shirkan Qaran uu fursad u yahay Shacbka Soomaaliyeed loona baahanyahay in si wanaagsan looga faai’daysto.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: