Qadaafi & Wiilkiisa oo Meydkooda Liibiya iyo Carruurtoodu ay saf usoo galeen (VIDEO)
Madaxweynihii hore ee Liibiya oo dhowaan lagu dilay magaaladii uu ku dhashay ayaa maanta waxaa kooxaha mucaaradka ah ee hadda dalka Liibiya gacanta ku haya ay sameeyeen arrin aan Islaamnimo ahayn.
Mucamar Qadaafi iyo wiilkiisa Muctasim ayaa meydkooda la dhigay qol qaboojiye ah dabadeedna waxaa loo ogolaaday dadweynaha Liibiya inay daawadaan oo ay saf u galaan si ay meydka kor istaagaan isagoo wejigooda ay arki karaan. Dadka qaar ayaa uga soo safray meelo fog fog, Qaar ayaa carruurtooda soo kaxeeyay si ay u tusaan.
Arrinka ayaan ahayn Islaanimo laakiin dadweynaha Liibiya ayaa sabab kale oo aanan aqoon u haysta arrinkani inuu saxan yahay.
Daawo:
Waxaa kaloo qaboojiyaha kula jiray oo loo daawasho tagayay Wiilkii uu dhalay Qadaafi, Muctasim Billaah.
Daawo:
Comments
comments