Qaar ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti oo xaqiijiyey in Kornayl Cabdi Boqore dawlada Jabuuti u maleegtey dil qorshaysan ee aanu is dilin
Warbixin aad u dheer oo ay xisbiyada mucaaradka Jabuuti ku cadeeyeen dilkii shalay ee Marxuum Kornayl Cabdi Borore oo ahaa Sarkaal Ciidamada Jabuuti ka tirsan ayaa waxay sheegeen in dhimashada Kornaylka ay si toosa uga danbesey dawlada Ismaciil Cumar Geeleh.
Qaar ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka ayaa waxay shegeen inay arinkan ku xaqiijiyeen warar xog-ogaal ah oo ay ka heleen dalka Jabuuti oo ka dhashay ka dib markii uu Kornaylku tageeray qaar ka mid ah xisbiyada Mucaaradka Jabuuti ee ka horjeeday waxkabedelida Dastuurka Jabuuti .
Dilka Marxkuum Kornayl Cabdi Boqore ayey mucaaradku ku tilmaameen mid qorshaysnaa isla markaana aan aanay waxba ka jirin in Kornaylku is dilay.
Qaar ka mid ah xisbiyada Mucaaradka ayaa cod isku mida aad ugu canbaareeyey dilka foosha xun ee ay xukumada Dalka Jabuuti kula kacday Marxuum Kornayl Cabdi Boqore oo ka tirsanaa ciidamada Jabuuti ee loo yaqaano Jaandaranmariiga.
Sidoo kale Afhayeen xisbiyada Mucaaradka uga hadlay wadanka Jarmalka oo magaciisa la yidhaa Mudane Axmed Rayaale ayaa waxa uu sheegay in dilkan Cabdi Boqore uu yahay fariin halis ah o loo dirayo masuuliyiinta dawlada ka tirsan ee aragtidoodu ka duwan tahay xukumada dalka isla markaana u janjeedha xisbiyada mucaaradka Jabuuti .
Gabagadii warbixinta mucaaradka Jabuuti soo gaadhsiiyeen gaadhsiyeen warbahinta, ayey Eebe marxuumka Eebe uga baryeen inuu Janadii fardowsa ka waraabiyo ehaladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo
Ina lilaahi wana ileyhi raajicuun waxaa aan uu jeedineyna qooyski uu ka geeriyodey Abdi Boqore iyo dadweynaha Djibouti in ay sabir duksadaan,hase ahaate waxaa hubaal ah in laa diiley Abdi Boqore sida ay no xaaqijiyeen ilo lagu kal soon yaahey, waxaa u ahaa dil laaso qorsheyey oo ay ka danbeeyeen gacan ku dhiigla yaal in ay 20% uu madaxa uu yaahey Ismael Omar Guelleh ay diilal qorsheysan ay fuulin doonaan oo baadan,sooboto ah dadweynaha dalka oo 80% diidan maamulka Ismael Omar Guelleh awgeed.Boqore waxa uu ahaa maasuliyinta ay sida aadka ah uu damqijirtey dhibta umadda heysaato ee ku haayo raajimku,sido kaale waxa uu ahaa shakhsi aad uu jecla waraka dadka kaaso horjeeda raajimka.Sida ay xaaqijiyeen ilo laagu kalsoon yaahey dilka Abdi Boqoreh in looga shaakiyey in uu gacansar laalaha qaar ka mid ah muucaradka dalka Djibouti
Dilkan Abdi Boqoreh waa faarin lo diiraayo mas’uliyinta aragtidoodu uu janjeedho dhanka Mucaradka,waxaa aan uu sheegeyna mas’uliyinta ciidanka qalabkasida iyo kuwa nabad suugida iyo qofkaste oo ay ku jirto daaren wax nacleh, in uu guuto waajibka ka saaran dalka.Ciidanka, waxaad ogataan in aad diireyska aad uu sidaan umadda iyo dhulka waxa aad ogtihiin xaalka umadda meesha uu maarayo, waxaa hubaal ah in maari doontaan jidka Abdi Boqreh,sida awgeed waxaan nigulataalineyna in aad shaaqo taayaleh aad uu qabataan umadda.20% uu maamulo Ismael Omar Guelleh waxaa ay ku sheegeen in uu isdiiley MR Boqoreh, hase yeesha waxaas waxba kama jiiraan.
Eebe ayaa mahadle
Afhayeenka xisbiyada Mucaaradka Jabuuti
Ahmed Reyale
Comments
comments