Obama oo Africa u balan qaaday Bilaayiin dolar
Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday Qaarada Africa ,iyadoo ay jirto in Mareykanku uu loolan kula jiro Midowga yurub iyo Wadanka China.
Balse Madaxweynaha Mareykanka ee ka soo jeeda Africa ayaa Qaarada Africa umuujinaya in Mareykanku ay garab taaganyihiin.
“Madaxweyne ahaan ,waxaan caddeenayaa inaan go’aansaday inaan dhig lanoqodo Qarada Africa waliba Xaxiibtinimo guuleesata” ayuu yiri Madaxweyne Obama.
“Mafiiri neeno kaliya Qeeraadka Africa ee waxaan rabnaa inaan Caawino dhamaan Africa iyo ganacsatada”waxa uu sidaas usheegay madaxweyne Obama 45-Madaxweyne.
Madaxweynaha mareykanka Brack Obama ayaa calaamadeeyay arinta laxariirta xag jiriinta Qaarada Africa isagoo sheegay in kooxaha kala ah Alshabab iyo Boko haram ay yihiin kuwa ugu Qatarta badan Africa.
Comments
comments