Nin rayid ah oo lagu toogtay bartamaha degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho
Kooxo Hubeysan ayaa nin Rayid ah Maanta waxa ay ku dileen Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho.
Ninkaan ayaan kooxaha dilka u geystay waxa ay kala soo bexeen Goob Maqaaxi ah iyagoona toogtay.
Dad ka agdhawaa goobta dilku ka dhacay ayaa warbaahinta u sheegay in kooxaha dilka gaystay ay wateen dhar shibil ah islamarkaana dilka kadib ay Meesha isaga baxsadeeen.
Ammaanka guud ee magaalada Muqdisho ayaa maalmahii lasoo dhaafay faraha ka baxay, waxaana ka socday dilal isdaba joog ah oo lagu qaadayo dadka ka tirsan maamullada degmooyinka gobolka Banaadir.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.