Nato Oo Wiil uu dhalay Korneel Qadaafi ku dishay dalka Libya
Afhayeen u hadlay Mucaaradka Libya ayaa u sheegay wakaaladda wararka Reuters, in wiil u dhalay Mucammar Qaddaf oo lagu gacaabo Khamis lagu dilay weerar cirka ay qaadeen NATO.
Khamis ayaa waxa uu ahaa hogaamiye guuto sidda ay uu ku si feeyay TV-ga Al Jazeera waxana uu mid ka mid ah Abaandulayasha tabarka ciidamadd Libya
Waxa uu u dhintay gantaal ku dhacay goob uu joogay oo ahayd furun dagaal waxana ay ku dhaweyd magaaladda Ziltan oo hadda ay heestaan ciidamadda daacadda u ah Korneel Qadaafi
NATO waxa ay ku xaqiijiisay weerar cidka oo ay ka geestay magaaladda Ziltan oo khamiistii qabsadeen askarta dowladda Libya.
Waxa kaloo ay bayaanka ay soo saareen NATO siddoo kale ku sheegeen in ay heleen warar sheegaya Khamis Qaddafi’ in uu dhintay.”
Wariyaasha ku sugan dalka Libya ayaa sheegaya, todobaad yadii la soo dhaafay mucaaradka in guulo aan badneen ka keeneen dagaaladda ka socday magaaladda Zlitan oo 70km barriga u jirta magaaladda dekadda leh ee Misrata.
Xafiiska Wararka Bartamaha Muqdisho Soomaaliya
Warar iyo warbixino lagu kalsoon yahay ka dalaaco Bartmaha.com
Hoyga wararka sugan www.bartamaha.com
Comments
comments