Calendar

Mutamarkii 5aad Ee Masjidka Ibn-Taymiya

Masjid  Ibnu-Taymiyah And Islamic Center
Present the 5th Annual Convention
Islaamka Iyo Wanaagiisa
The Beauty Of Islam

Date and Days: June 25th, 26th, & 27th, 2010 – Friday, Saturday and Sunday
Time: From 11:00am to 11:00pm
Location: ALADDINE SHRINE CENTER 3850 STELZER RD COLUMBUS OHIO 43219

SOMALI SPEAKERS:

Sh.Abdirahman Sh. Omar   (Abubakar Islamic Center, MN)
Sh. Abdullahi Ibrahim         (Abubakar Islamic Center, MN)
Sh. Abdirisaq Hashi           (Abubakar Islamic  Center, MN)
Sh. Ahmed Nur     (Masjid Abubakar, WA)
Sh. Adan Abdullahi      (Masjid Ibnu Taymiyah, OH)
Sh. Mohamed Mursal   (Masjid Al-Ihsan, MN)
Sh. Mukhtar Muuse Xuseen (Masjid Ibnu Taymiyah, OH)
Sh.Aamir Ibrahim (Masjid ibnu-Taymiyah OH)

Iyo Culimo kale oo wadanka dibadiisa nooga imaandoonta hadii Alle idmo

ENGLISH SPEAKERS:

1. Sh.Yusuf Estes
2. Sh. Muthir Sabree         ( Columbia, SC)
3. Sh. Yusha Evans     (Jacksonville, FL)
4. Sh.Abdirahman Wood

2010/6/10 Farah Mohamud

A/c Abdisalan Aato Waa kanaa Flyrka Mutamarka. Article Hoos Ku Qorana Raaci Flyrka Akhii Thanks man

Waxaa Farxad u ah Xarunta Masjid Ibn-Taymiya and Islamic Center inay idiin soo gudbiso Mu’tamarkii 5-aad ee sanadlaha ahaa. Masjidka Ibn-taymiya wuxuu idinku bishaaraynayaa sanadkan in Mu’tamarka labalaariyey,laguna daray qaybto siyaado ah, 1-Qaybta Soomaaliga oo usii kala bixi doonta ilaa sadex qaybood, waxaa kabixi doona Muxaadaraad,Tartan Quran iyo Tartan Islamic Studies isku marbaxaya. Sanadkan Mu’tamarku wuxuu xooga saari doonaa FIQIGA, sida; Fiqul Cibaaddaad, iyo fiqul mucaamalaad. Iyo qaybta English-ka oo loo diyaariyey Qaaco qaada 2500 oo qof ayna ka bixi doonaan ilaa 10 muxaadaraad iyo Barnaamijyo isugu jira.

Mu’tamarka Sanadkan maadaama uu yahay kii 5-aad waxaa lagu soo kor dhiyey Barnaamijo xiiso leh, sida aad ka arkaysid Flayerka, fadlan ku darso qorshahaaga, maalmaha Jimcaha, Sabtida iyo Axada ee Bisha June 25,26,27- 2010.

Faah Faahin intaa dheer booqo www.itmasjid.com ama soo wac 612-804-0819

Jizaakumulaahu khayran

Xarunta Masjid Ibn-taymiya

ibn taymiyah

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: